Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Qolobaa Calankeed
(Soomaaliga 索马里文 Somali)
Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, Innaga keenu waa, Cirkoo kale e, Oon caadna lahayn, Ee caashaqaye.
Xidigyahay cadi, Waad noo ciidamisee, Xidigyahay cadi, Waad noo ciidamisee, Carradaa kaligaa adow curadee cadceeda sideedaa u caan noqo ee
sidii culagii ciidad marisee Alloow haku celin Alloow haku celin
|

|